What About BT?
Who is BT?

I am BT, a young Somali man living in Toronto, Canada. I am an IT student. I also teach HTML, CSS, & Javascript, sometimes. I am sorry but that is all I can tell you about me.
Currently, I am self-employed. This means that I am depending on my skills in website designing, HTML-CSS-JavaScript tutoring, and personal computer building and repairs.

Contact me here.


Anaa ah BT, waxaan ahay nin dhalin yar oo Soomaali dagan magaaladda Toronto, ee dalka Kanada (Canada).  Waxaan dhigtaa Jaamacadda Toronto, Kanada. Marmarka qaarkood waxaan baraa HTML, CSS, & JavaScript, ahay iskoolo kale. Waan ka xumahay inaan idiin sheegi karin intaas in dhaafsan.
Hada waan shaqaystaa. Waxay wax iga soo galaan sameynta shabakada internetka, barida HTML-CSS-JavaScript, iyo hagaajinta kombuyutarrada.

Halkan igalla soo xiriir.

My Tripod Site link
Monday March 1, 2004  14:00  Designed By BT Graphic Arts & Website Design ©